Home » Balidhidin

Hawlgalka Maanta Calmiskaad & Dhacdooyin Laga Diiwaangaliyey

Bissmillah – Ciidamada Difaaca Puntland Oo 11-kii bilood ee u dambeeyey waday hawlgalo ka dhan ah kooxaha Argagixisada Daac!sh Ayaa Mudooyinkii u Dambeeyey Kusii Siqayey Wajiyadii u dambeeyey hawlgalkan ka Dhanka Kooxda Daac!sh. Sida Ay Baahisay warbaahin Balidhidin Media 72 saac Ee Lasoo Dhaafay Dawlada Puntland Ayaa Asbuuc ka Hor Ciidamo Kasoo Saartay Dhanka Badda…

Read More