Ardayda Puntland & iskuuladooda Yaa u Garnaqi Doona ?
Puntland Sanad walba Xilligan iskuulada Puntland Ayaa Sameeya Barnaamij Ay Ku Sheegeen Kala Shaandhaynta Ardayda , iyaga Oo Kasoo Xusha 10 Arday kuwaas Oo Si Gaar ah Ay Macalimiinta & Mamulku ugu Dadaalaan Si Ay Kaalmaha Hore Ee Puntland ugu Tartamaan. Arrintan Ayaa Noqotay Caado Ay Iskuuladu Joogteeyaan halka Ay Niyad jab ku Noqoto Kumanaan…
