Home » Calmiskaad

Hawlgalka Maanta Calmiskaad & Dhacdooyin Laga Diiwaangaliyey

Bissmillah – Ciidamada Difaaca Puntland Oo 11-kii bilood ee u dambeeyey waday hawlgalo ka dhan ah kooxaha Argagixisada Daac!sh Ayaa Mudooyinkii u Dambeeyey Kusii Siqayey Wajiyadii u dambeeyey hawlgalkan ka Dhanka Kooxda Daac!sh. Sida Ay Baahisay warbaahin Balidhidin Media 72 saac Ee Lasoo Dhaafay Dawlada Puntland Ayaa Asbuuc ka Hor Ciidamo Kasoo Saartay Dhanka Badda…

Read More

Buuraleyda Calmiskad: Halbowle dagaalka lagula jiro Daacish ee gobolka Bari

Kooxda Daacish waxay ku dhuumaaleystaan buuraleyda Calmiskad tan iyo dhowr sano ka hor. Waxay halkaas ka sameysteen saldhigyo iyo xarumo tababar, iyagoo u adeegsada deegaanka buuraleyda sidii difaac dabiici ah. Ciidamada ammaanka Puntland iyo saaxiibadooda caalamiga ah ayaa si joogto ah uga fuliyay howlgal militari si ay meesha uga saaraan kooxahaas. Howlgalladaasi waxay mararka qaar…

Read More