Puntland Hab Ay Dhaqaale Ku Helaan Kooxaha Argagixisadu
Puntland || Kooxaha Argagixisada Oo Dhagartooda Badan tahay Ayaa wax jirta In Ay Sameeyaan Hab walba Oo Ay Dhaqaale Ku Heli Karaan iyaga Oo Marwalba ka Ganacsada Dareenka Bulshada iyo Caadooyinka Soo Jireenka Ah. Sida Xaqiiqda Ah Bulshada Somalida Dhexdeeda waxa Caadi ah in Qof Masjid ka istaago isaga Oo Bulshada Muslimiinta Ah Garab waydiisanaya…
